top of page
Yaan nahay anaga?
Miyaan dareemayna in la soo dhaweye ama aan halkaan qayb kanahay?
Sideen wadajir ugu dhisnaa bulsho awwod leh gudaha Rochester? 

Kuwaan ayaa kamid ah su’aalaha ay soo jeediyeen TOWN CUBE-ka oo ah bandig dadweyne kaas oo lagu soo bandhigaayo dabaaldaga PlaceMakers Rochester Prototyping-ka ee 2016. Waxaa halkaas lagu soo bandhigi doonaa sawirada xubnaha bulshada Rochester iyo fariimaha ka jawaab ka bixinaayo su’aalahaan iyo su'aalo kale oo ku saabsan aqoonsiga, cadaalada bulshada, iyo lahaanshaha.

15

sept.

16

sept

17

sept
PlaceMakers Rochester Prototyping Festival 2016  

3rd Street, Downtown Rochester, MN

CONTACT US

Success! Message received.

© 2016 by Town Cube Prototype. 

bottom of page